Wararkii ugu dambeeyey ee Markabkii lagu afduubtay xeebaha Soomaaliya

0

Dablay  budhcad badeed Soomaali ah ayaa muddo ka badan toddobaad haysta markab wata calanka dalka Malta oo laga qabsaday biyaha caalamiga ah.

markabkan mudo tdbad ah ay haystaan budhcad badeeda reer butland waxanay ku hayanstaan xeebta Bayla  u dhw tuul yar la yidhaa dudura ,

kuruuga markabkanlagu afduubay tiradoodu waa 18 qof, 9 kamida waxay udhasheen bulgaria ,1 qofna wa Angoola dhalashdiisu inta kalena waxay udhasheen wadanka Barma , Intii hawgalka budhcadu socday e ay ku qafaalanayeen markabka waxaa dhaawacmay hal qof oo kuruugii markabka ah waxaana lagu dawaynayaa markab kuwa dagalka ah korkiisa oo la geeyay maadama dhaawaciisu khatar ahaa

sida wararka lagu helayana waxaa socda wadhadalo la doonayo in 18 qof lahusoo badbaadiyo marka hore ka dibna markabka lasoo furto xalkiisana la gaadho ama xoog iyo heshiis, marakiib dagaal oo ku sugan biyaha caalamiga ah ayaana la socda dhaqdhaqaaqa markabka ooo hada ku jira badwaynta xeebta Bayla

dhanka kalena tirada afduubayasha markabkan ayaa ah 18 Nin oo isugu jira rag ka mida budhcad badeedii hore iyo kuwo cusub ,Hawshan budhcad badeednimo ayaa hada isasoo tareysa xeebaha butland madaama shaqo la,aan bahsan ay jirto degaamadasi xeebaha iyo magaalooyinka waawayn ba ,

dabcana sida l axusay waxa kusii dhiiri galiyay budhcad badeedu inay soo laabato waa dhanka Amniga oo farha ka baxay madaama maamulkii qabaliga ahaa ee butland  daciifay ,