Faallooyin

Imaaraadka Oo Albabada u Xidhay Xidhiidhkii dawlada xamar ,kadib Markii Farmaajo ka dhacay...

0
Dalka Imaaraadka Carabta ayaa war qoraal ah oo uu shalay soo saaray ku sheegay inuu kala diray barnaamijkii tababarka milatari ee uu u fidin...

Madaxawynaha Butaland Gaas oo Raxiyay Ama Laabta Ku qabiijiyay Hadal kasoo Yeedhay Boqor Buur...

0
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Soomaaliya ee Puntland ayaa soo dhaweeyay Baaq nabadeed salka ku haya colaada Tuko raq oo u dhaxaysa Somaliland iyo Puntland. Baaqan Nabadeed...

Telefishanka Iiraan Oo Ka Faallooday Heshiiska Dekedda Berbera Ee DP World Iyo Itoobiya Qeybaha...

0
Telefishanka caalamiga ah ee Iiraan ayaa sheegay in Soomaaliya oo ka shidaal qaadanaysa colaadda guunka ah ee Itoobiya ka dhexaysa si kulul uga hor timid...

Qodobada Waa Weyn Ee Diwaanka U Galay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi 120-kii Maalmood Ee...

0
Xukuumadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo shaqadeeda bilowday 13-kii December 2017, ayaa shaacisay waxqabadka u qabsoomay muddadii 120ka maalmood ee u...

Weeararka Suuriya Lagu Qaaday Waa gardaro cadaana, Putin

0
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa si ba'an u cambaareeyey weerarka ay reer Galbeedku ku qaadeen Suuriya oo ay dalkiisa xulufo yihiin. Warbixin laga baahiyey Telefishanka...

Wararkii ugu danbeeyay