Jenaral Moorgan oo isku Sharaxay jagada madaxwayne Nimada Putland,waa maxayse Ujeedada ka danbaysaa

0

General Maxamed Siciid Moorgan oo dawladii hore Ee Soomaaliya ee uu hogaaminayay Maxamed Siyaad Barre ka soo qabtay Xilal sare oo dhinaca ciidamada Ah ayaa isu soo taagay doorashada Madaxtinimada ee Puntland ka dhici doonta Sanadka 2019.

Maxamed Siciid Moorgan oo si diiran dhawaan loogu soo dhaweeyay Magaaladda Garoowe ayaa maanta shaaciyay in uu yahay murashax u loolami doona Doorashada Madaxtnimada ee deegaamadaasi ka dhici doonta.

Sidoo kale Duuliye Khaliif Ciise Mudan oo ka mid ahaa ciidamadii cirka, ayaa isna tartanka madaxtinimada Puntland  ee sanadka 2019 ka ku jira isla markaana isu diyaarinaya in uu ka qayb galo/