Maxkamad Shan Sano Ku Xukuntay Duqii Caaasimada Dhakar Ee alka Senegal, maxaase Sababay
Siyaasi katirsan mucaaradka dalka Senegal oo lagu magacaabo Khalifa Sall ayaa lagu xukumay shan sano oo xarig ah, kadib markii lagu edeeyay musuqmaasuq.
Maxkamadeynta ninkan...
Beerta raaxada badan ee Xaaska Madaxwaynihii Hore ee Zimpapwe oo Si Tuugo badheedha ...
Shaqaale sharcidarro ah ayaa galay beer ay leedahay xaaska madaxweynihii hore ee Zimbabwe Robert Mugabe iyaga oo macdan ka qodanaya.
Wariyeyaal ka socda wargayska Newsday...
GBADHA YARANTA KU HESHAY ABALMARINTA CAALAMIGA AH EE NABADA, OO KU LAABATAY DALKEEDII ...
Gabadha abaalmarinta nabadda ee Nobel-ka ku guulaysatay Malala Yousafzai ayaa ku laabatay Pakistan markii u horraysay tan iyo markii ay toogteen malayshiyada Taliban.
Yousafzai oo...
Ethiopia: Abiy Ahmed oo loo Doortay Madaxa EPRDF
Xisbiga talada haya ee dalka Ethiopia ayaa gudoomiye u doortay Abiy Ahmed, oo ah siyaasi Muslim ah oo kasoo jeeda qowmiyada Oromada ee Itoobiya.
Tallaabadan...
Wel Wlka laga qabo dayax gacmeed Shiinuhu leeyahay oo Dhulka Kusoo Dhici Doona iyo...
Saynisyahanno isha ku haya burburka saldhig hawada sare Shiinuhu ku leeyahay ayaa sheegay in Jimcaha uu burburkaasi ku soo dhici doono dhulka.
Tiangong-1 wuxu qayb...
Golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo Ansixiyey Odoroska Miisaanayad-sanadeedka 2018-ka
Hargeysa-27-03-2018-()-Kal-fadhi ay golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somalialnd maanta oo Salaasa ah yeesheen oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi...
madaxwaynihii xilka qasabka looga qaaday ee koonfurta afrika oo maxkamda looga yeedhay,
Madaxweynihii hore ee dalka South African Jacob Zuma ayaa looga yeedhay maxkamad si uu u wajaho 6-da bisha April dacwad isaga ka dhan ah...