Dawladda UAE oo ka Hadashay Maalgelinta Dekedda Berbera, Shuruudna ku Xidhay Cilaaqaad ay la...
Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta Dr. Anwar bin Mohammed Qarqaash, ayaa ka hadlay dhexdhexaadin laga dhex wado dawladdiisa iyo dawladda taagta-daran...
Maxay Yihiin Qodabad aay kawada hadleen madaxwaynayah dawlada xamar iyo madaxawynaha eritaria
Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa soo bandhigay heshiisyo ay wada gaadheen dhigiisa dalka Eritrea.
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlayey kulan...
Magaca Saxda Ah Ee Raysalwasaaraha Itoobiya, DaÂ’diisa Iyo Diinta Uu Haysto: Xogo Ka Duwan...
Weriye ka socda talefishanka BBC qaybtiisa afka ingiriisiga, gaar ahaan wararka Afrika, ayaa dhowaan booqday deegaanka uu asal ahaan ka soo jeedo raysalwasaraha dalka...
DEG DEG, Madaxwaynaha Dawlada xamar oo bartiisa Twitter,ka kaga hadlay shirka...
Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ka hadlay bandhiga buugaagta ee ka socda magaalada Hargeysa.
Madaxweyne Farmaajo ayaa bogaadiyey bandhiga buugaagta...
Dawada cudurka duumada oo 60 sano kaddib la ansixiyey
Dawadan looga hortagayo cudurka duumada waa dawadi ugu horreysay oo mudda 60 sana lagu ansixiyo, iyada oo raja aad u wanaagsan ay ka muujiyeen...
























