Wasiirka Wasarada hawlaha Guud oo Shirkad Siiyay Buurta Lafo Ruug iyo fadeexada Buuraha

0

 

Wasiirka Hawlaha Guud Oo Shirkad Gaar Loo Leeyahay Siiyay In Ay Buurta Lafaruug Ee Saaxil Ka Gurato Dhagax , Warqadan Ayaan wsiirku ku sood siiyay masuuliyiinta hoos ku xusan ,gudoomiyah degmada berbera, isuduwaha wasaarada hawlaha guud ee gobolka saaxil, agaasimaha guud ee WHG ,wasiirka Arimaha Gudaha, iyo Shirkada somaliland  hono group construction co, Qoraalkan waxaa ka maqan og tii lasiin lahaa  badhasaabkii gobolka,