Faallooyin

Siyaasi caan ah oo Ugu baqay Madaxawyanha dawlada xamar in uu Is Casilo

0
-Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ugu baaqay madaxweynaha soomaaliya inuu xilka amaanada ah dib ugu soo celiyo umada. Hogaamiye Cabdiraxmaan...

VOA deg deg war Qarax caawa ka dhacay Muqdisho

0
Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa fiidkii u qarax ka dhacay agagaarka Isgoyska Laba Dhagax meel u dhow cisbitaal ku yaalla...

Sheeko Xariir Dulucdeedu Siyaasadaysan tahay oo uu soo dhigay Siyaasi jamaal Cali Xuseen

0
Siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa soo bandhigay sheeko duurxul ah oo laga dareemayo inay ku socoto madaxweyne Muuse Biixi iyo qaabka uu wax u...

Tuulo Ku taal dalka maali oo Lagu layay 130 Qof, waxana isdilaya labo qoomiyadood...

0
n ka badan 130 qof ayaa lagu dilay Sabtidii weerar lagu qaaday tuullo ku taala bartahama dalka Mali kaddib markii rag hubeysan oo xiran...

Baafin:- Gudoomiyihii Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro

0
Gudoomiyihii xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Ciro) ayaa lays waydiinayaa halka ay ku dambaysay siyaasadii hogaamineed ee xisbigaasi. Gudoomiye Cirro oo mudooyinkii ugu...

Wararkii ugu danbeeyay