nintaaajira ayuu wuxuu ka ganacsan jiray maandooriyaha ama daroogada ,, ninkan taajirka ah waxa macmiil u ahaa nin isagu isticmaali jiray irbada maandoriyaha lacag badana uuka siin jiray ..
maalintii danbe ayaa ninkii macmiisha u ahaa wuxuu waayay wax lacag ah oo uu ku iibsado irbadiii daroogada ahayd
ninkii taajirka ahaa ayuu uyimi waxaanu waydiistay inuu siiyo irbada , lacagtana uu amaahiyo intuu ka keenayo.
ninkii taajirka ahaa wuu ka diiday ..
kii irbada darogada isku mudi jirayna naftaa haysa oo wuu gariirayaaa waayo daroogadu markay jidhkaaga gasho ee ay ku qabato waad wada gariiraysaa ilaa irbada lagusiiyo ..
wuxuu kuyidhi iikeen walaashaa hadaanad lacag haysan ,,
ninkii maandoriyuhu dishooday wuxuu ku noqday gurigoodii
kadibna walaashii ayuu kuyidhi inakeen meelbaad ii raacaysaa oo aynu tagaynaa,,
miskiinada walaashii iyadoon kawar hayn meel uu uwado ayaysoo raacday .. ,,waxuu soo wadaba wuxuu ukeeenay ama usoo galiyay ninkii ka ganacsan jiray maandooriyaha ,,
waxaanu kuyidhi waatan wlaashay ee isii daroogada ,,
inantii ayuu gacanta qabsaday kadibna wuxuu siiyay daroogadii..
,markii uu isyidhi la dhaqaaq ,,mindi uu haystay ayuu jeebka kasoo saaray kadibna ninkii taajirka ahaa wuu iska difaacay isna mindi kaluu lasoo baxay ,,kadibna midba midkii kale ayuu ku aaasay mindidiii ,,,
halkaana waxaa ku qudhwaayay ninkii mukhadaradka ka ganacsan jiray iyo kii ka iibsan jiray ,,,,
Qisadan waxaynu ka faaiidayna halista ama dhibaatada maandooriyaha ama xashiishadu leedahay ,,,, xag aduun iyo xag aakhiraba.. ka fogow ama ka dheerow maandoriya yaasha noocyadooda oo dhan oo wlaiba qaadku kamid yahay
walahu waliyu tawfiiq
Qoraa- ahmed suleiman -lababaale