Qiso Ku Saabsan Dhibaatada Laga Dhaxlo Maandooriyaha W/Q,Ahmed-Lababaale

0
nintaaajira  ayuu wuxuu ka ganacsan jiray maandooriyaha ama daroogada ,,  ninkan taajirka ah  waxa macmiil u ahaa  nin isagu isticmaali jiray  irbada maandoriyaha  lacag badana uuka siin jiray ..
 maalintii danbe  ayaa ninkii macmiisha u ahaa  wuxuu waayay  wax lacag ah oo uu ku iibsado  irbadiii  daroogada ahayd

ninkii taajirka ahaa  ayuu uyimi  waxaanu waydiistay  inuu  siiyo  irbada , lacagtana uu amaahiyo intuu ka keenayo.
ninkii taajirka ahaa  wuu ka diiday ..
kii irbada darogada isku mudi jirayna naftaa haysa oo wuu gariirayaaa  waayo daroogadu markay jidhkaaga gasho  ee ay ku qabato waad wada gariiraysaa  ilaa irbada lagusiiyo ..
ninkii  taajirjka ahaa  wuxuu


ku xidhay ninkii shuruud ,,  taas oo ahayd  .. 

wuxuu kuyidhi iikeen walaashaa  hadaanad lacag haysan ,,
ninkii maandoriyuhu dishooday wuxuu ku noqday  gurigoodii
kadibna walaashii ayuu kuyidhi inakeen meelbaad ii raacaysaa oo aynu tagaynaa,,
miskiinada walaashii  iyadoon kawar hayn meel uu uwado ayaysoo raacday .. ,,waxuu soo wadaba wuxuu ukeeenay ama usoo galiyay  ninkii ka ganacsan jiray  maandooriyaha ,,
waxaanu kuyidhi waatan wlaashay ee isii   daroogada ,,
inantii ayuu gacanta qabsaday kadibna wuxuu siiyay  daroogadii..
,markii uu isyidhi la dhaqaaq  ,,mindi uu haystay ayuu jeebka kasoo saaray  kadibna ninkii taajirka ahaa  wuu iska difaacay isna mindi kaluu lasoo baxay ,,kadibna  midba midkii kale  ayuu ku aaasay  mindidiii  ,,,
halkaana waxaa ku qudhwaayay  ninkii mukhadaradka ka ganacsan jiray  iyo kii  ka iibsan jiray  ,,,,
  Qisadan  waxaynu ka faaiidayna  halista ama dhibaatada maandooriyaha ama xashiishadu leedahay  ,,,,  xag aduun  iyo xag aakhiraba.. ka fogow ama ka dheerow  maandoriya yaasha noocyadooda oo dhan  oo wlaiba  qaadku kamid yahay
walahu waliyu tawfiiq
Qoraa- ahmed suleiman -lababaale