LAASCAANOOD(BGN):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Ayaa Waxaa Uu Maanta Safar Aan Hore Loo Sii Shaacin Ku Gaadhay Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobalka Sool
Madaxweynaha Ayaa a Dadweynaha Magaalada Laascaanood Ku Nool Kula Shiray Huteelada Waa Weyn Ee Maagaladaas Waxaana Uu Madaxweynuhu Dadweynaha Ku Dhaqan Magaaladaasi U Sheegay In Xukumadiisu Diyaar U Tahay Isla Markaana Ay U Soo Jeestay Wax ka Qabashada Gobalada Bariga Somaliland
Sidoo Kale Madaxweynaha Ayaa Waxaa Uu Dhagax Dhigay Wado 10km Ah Iyo Dhaam Biyood Waxaana Ay Noqoneysaa Booqashadan Maanta Markii Saddexaad Ee Madaweyne Siilanyo Uu Safar Ku Tago Magaalada Laascaanood.
– See more at: http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=160778#sthash.7q9330Me.dpuf