Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Aan La Sii Shaacin Ku Gaadhay Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobalka Sool

0
LAASCAANOOD(BGN):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Ayaa Waxaa Uu Maanta Safar Aan Hore Loo Sii Shaacin Ku Gaadhay Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobalka Sool

Madaxweynaha Ayaa a Dadweynaha Magaalada Laascaanood Ku Nool Kula Shiray  Huteelada Waa  Weyn Ee Maagaladaas   Waxaana Uu Madaxweynuhu Dadweynaha Ku Dhaqan Magaaladaasi U Sheegay In Xukumadiisu Diyaar U Tahay Isla Markaana Ay U Soo Jeestay Wax ka Qabashada  Gobalada Bariga Somaliland

Sidoo Kale Madaxweynaha Ayaa Waxaa Uu  Dhagax Dhigay    Wado  10km  Ah Iyo Dhaam Biyood Waxaana  Ay Noqoneysaa Booqashadan Maanta Markii Saddexaad Ee Madaweyne Siilanyo Uu Safar Ku Tago Magaalada Laascaanood.

– See more at: http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=160778#sthash.7q9330Me.dpuf