Hargeysa (BGN):- Wasiirka Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jamaac Abgaal Ayaa Waxaa Uu Ka Hadlay Muddo Kordhinta Loo Sameeyey Xukuumada Talada Haysa.
Wasiirka Ayaa Waxaa Uu Sheegay Muddo Kordhinta Loo Sameeyey Xukuumada Talada Haysa In ay Tahay Mid Wax Lagag Qabanaayo Tabashooyinka Beelaha Darafyada Somaliland Isla Markaana Mudadaas Lagu Daray Wakhtiga Doorashada Ay Tahay Mid Lagu Diyaarinayo Saamigii Ay Beelaha Darafyadu Dalku Ay Ku Yeelan Lahayeen Golayaasha Sharci Dajinta Ee Guurida Iyo Wakiilada
Sidoo Kale Waxaa U Sheegay In Sharciga Lagu Soo Xulay Xildhibaanda Barlaamnku Aanay Aheyn Mid Saxa Balse U Ahaa Mid Ku Meel Gaadh Ah Isla Markaana Uu
Yahay Mid Caqabad Ku Ah Saamigii Ay Dalka Ku Laheyeen Beelaha Darafyadu .Wasiir Abgaal Ayaa Waxaa U Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Isla Markaana Ah Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Uu Ugu Baaqey In Uu Ka Hawl Galo Sidii Sharcigaas Loo Hor Marin Lahaa Balse Aanu Ka Hor Imanin Waxaana Uu Sidoo Kale Wasiirku Xaraan Ku Tilmaamay Shir Qaran Oo Ay Ku Baqeen Asxaabta Mucaaridka Iyo Madasha Wadatashiga Iyo Toosinta Qaranku .
– See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=160404#sthash.CHWhpRPW.dpuf