Wararka Mulkiilihii Astaan TV oo Sadex Xukun ku dhaceen By yasin jamac - November 4, 2020 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Mulkiilaha Astaan TV Cabdi Manaan Yuusuf ayay maanta maxkamadu ku xukuntay 5 sanno oo xabsi ah, Sidoo kale waxaa lagu xukumay ganaax lacageed oo dhan 2 milyan oo shilinka Somaliland ah. Dhan kale waxa ay maxkamaddu xayirtay TV-ga Astaan.