Mulkiilihii Astaan TV oo Sadex Xukun ku dhaceen

0

Mulkiilaha Astaan TV Cabdi Manaan Yuusuf ayay maanta maxkamadu ku xukuntay 5 sanno oo xabsi ah, Sidoo kale waxaa lagu xukumay ganaax lacageed oo dhan 2 milyan oo shilinka Somaliland ah.

Dhan kale waxa ay maxkamaddu xayirtay TV-ga Astaan.