Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mudane Musfate Muxumed Cumar oo safar shaqo ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland.
![]() |
![]() |
Waxaanay ka wada hadleen labada madaxweyne iskaashiga ganacsi, iyo isdhex-galka labada shacbi ee walaalaha iyo deriska ah, ujeedada safarka madaxweynaha dawlad deegaanka Soomalida ayaa la xidhiidha dhagax-dhiga wadada Berbera Corridor oo maanta laga dhagax-dhigay duleedka caasimada Somaliland ee Hargeysa.
Madaxwayne Muuse Bixii ayaa Waftigan Madaxwaynaha Sii Sagootiyay Markii Ay Dhamaatay Xafladii Lagu
![]() |
![]() |
Dhegax Dhigay Wadada Isku Xidhi Doonta Dawladdaha Somaliland Iyo Itoobiya Taasi oo Noqon Doonta Mid Badeecadaha ay Somaliland uga Gudbiso Dalka Itoobiya.