Xisbiyada galay tartanka doorshada madaxtooyada oo kala horosanaya siyaaasiyiinta tunka waawayn,

0

Mar hadii gudaha loo galay Ololalaha doorshada madaxtoyada jamhuuriyada somaliland waxaa iska cad in lakala horor sanayo raga tunka wayn dhanka siyasada taas oo xisbi walba aamin sanayahy in ay ka qayb qadan karaan keenista Codod buuran oo waxku ool u noqda xisbiga,

 

Sadaexda xisbi ee tartankan galaya madaxtimnada somaliland ama kursiga ugu sareya hanashadiisa shabaag ayay daadinayaan xirfad kasta oo ay ku kasban karan aqlabiyada codka shacabka jamhuuriyada somaliland Run iyo Beenba waa la sheegayaa inkastoo ay reeban tahay wixii kicin rabshado nooc kastaba ha noqdaane, laakiin cod hoose iyo  mid dheerba way samayn doonan

Ragaa kuraasta isku haystaa,

 

Hadaba xifaaaltankan siyaasadeed  aya rag Buulka ka aha Siyaasada  lasoo toosin doonaa  gobolkasta iyo Reer kastaba hakasoo jeedee,

Tusaale ahaan gobolka saaxil siyaasiyiinta sanadihii udanbeeyay isha uun wax ka eegayay ee hada Hore usoo fadhiya waxa ka mida Siyaasi Aqoonyahan jamaal  cali Xuseen oo doorshadii hore ee 2017 weerar xoogan oo siyasad iyo qabiilba leh lagu qaaday hankiisiina lagu jabiyay markii laysugu tagey  hada se helay fursad uu mar kale figta sare ee siyaasada ugu bixi karo  inkastoo hankiisii ahaa madaxwayninmada in uu u tartamo aanay hada jirin laakiin mustaqbalka wuu diyaarsan karaa jaanis  ka danbe  hadii uu iminka si mugleh banaanka uu  ugusoo baxo ka qaybqaadshada  siyaasada dalka,

waxaana suura gala in uu si dadban iyo si toosaba uga qaybqaato ololaha lakiin aanu xil ku rabin waqtigan

Dabcana Raga kale ee Reer saaxila  ee miisaanka leh waxaa ka mida hantiilaha Hcbl TV farxaan Xaaji cali oo iska hubinaya jihada ku haboon hankiisa siyasiga ah  waqtigan kala guurka ah ee doorashooyink loo tababushaystay,   sidooo kale waxa jira rag dhalinyaro ubadan oo damacooda siyaasiga ahi debada usoo baxay doonayana in ay qayb wayn ka qaataan dhaqdhaqaaqa iyo ololaha doorshada sidii ay kuraas uga heli lahayen cida ku guulaysata doorashada madaxtinimda kursiga madaxtooyada ee hirdanka adagi ka taagan yahay,