4 Qodob oo markii shanaad aya kala saxeexdeen maamulka Muqdisho iyo dawlada Kenya,

0

1-Heshiis dhinaca amniga ah, gaar ahaan mid khuseeya la dagaalanka waxa loogu yeero argagixisada

2-Heshiis dhinaca ganacsiga ah, kaas oo Soomaaliya ay door bidayso in badalka qaadka Kenya u dhoofiso Soomaaliya, Iyana badeecaddo kaluunku kamid yahay gayso suuqyada Kenya.

3-Heshiis dhinaca Socdaalka ah, si gaara sidii loogu fududeyn lahaa muwaadiniinta labada wadan dal ku galka. Soomaaliya ayaa aad u daneyneysa in muwaadiniinteeda si fudud lagu siiyo dal ku galka Kenya.

4-Heshiis Waxbarashada iyo Caafimaadka la xiriirra.