Jeanatraal Xuud iyo Calai Jayte oo dhawaan ku dhawaaqi doona inay ka xadhig furteen Mamulka Xamar

0

Kacdoonka ka dhanka ah Maamulka xamar ee ay qaaden Labada Jenaraal ee Xuud iyo Cali jayte ayaa keenay in ay si buuxda ula wareegan xaruntii Gobolka Hiiraan ee Beled wayne 14 bishan march 2024 ,

Ciidamada mamulka cusub ee Hiiraan State ayan ku guulaystay inay gobolka hiiraan ka saraan  maleeshiyadkii Xasan sheekh  ee sanadaha badan ku amar taaglaynayay degaanka Hiiran,

labadan sarkaal ee hore uga tirsana ciidamada  ayaana soo dhisaya mamul cusub oo ka madax banaan dawlada tagta daran ee Xamar fadhida, tan iyo intii dib loo doortay madxwayanah dawlada xamar e Xasan sheekh waxaa kala furfurmay  Gobolkii ladhan jiray Somali Italy ee ay gumaysan jireen talyaanigu  iyadoo ay  bateen dagaalada iyo Qaxootiga  sababay in  Amaanku faraha ka baxo oo qof waliba qorigiisii dib u qaatay,xata intii yarayd ee maamul goboleedyada ayaa baab,baday madama xasan sheekh dhamaan awoodihii ku qornaa  dastuurka qabyada ah uu maroorsaday,, hada kama taliyo Butland, Koonfur galbee, Juba land iyo Hir shabeele oo hada kala guratay,

dhanka kalena Ururka Alshabaab aya magaalooyin badan dib uga qabsaday  sida wararku sheegayaana Xamar ayaba halis tii ugu darnayd abid  daqaysa,