Mudaharaadkan waa saaka iyo caasimada Peru ee Lima,

0

Dibad-baxayaal iyo booliiska ayaa mar kale iskaga hor yimid caasimadda dalka Peru ee Lima. Iska horimaadyadan ayaa daba socda codayn ka dhacday aqalka Koongareeska Peru todobaadkan, taas oo meesha ka saartay qorshayaashii lagu doonayey in lagu soo hormariyo doorashooyinka dalkaasi.