Djabouti ayaa soo bandhigtay Maraakiib Dagaal oo cusub oo ay soo iibsateyyso

0

 

Dawladda Djabouti ayaa soo bandhigtay Maraakiib Dagaal oo cusub kuwaas oo ka qayb geli doona difaaca dalkaasi.
Madaxweynaha Dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle ayaa meel fagaare ah kaga qayb galay xaflad lagu soo dhaweynayo Maraakiibtan dagaal ee uu dalku keensaday.