Nin Soomaali ah oo lagu dilay magaalada New Delhi

0

Booliska magaalada New Delhi ee dalka India ayaa gacanta ku dhigey nin Somali ah oo loo haysto inuu diley wiil kale oo Soomaali ah.

Sida arrinkaasi uu u dhacay iyo sida ay booliska uga falceliyeen waxaa warbixinta nooga soo direy wariyaha VOA ee qaaradda Australia iyo Koonfurta Asia, Ibraahim Cumar Baafo.