madaxwayne muuse biixi oo jago mudo banaanayd magacaabay

0

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Biixi, ayaa Mawliid Nuux Ibraahim Taani u magacaabay Maareeyaaha Hay’adda Waddooyinka Somaliland,xilkaas oo muddo banaanaa.