Isbeddel lagu sameeyey habka badeecadaha loogala soo baxo dekedda Jabuuti

0

Maamulka dikaddaha iyo goobbaha suuqyada xorta ah ee dalka Djibouti aya dhawaan dhaqaajiyey hanaan cusub oo u fudeynaya macaamiisha qaabka loola soo baxo badeecaddaha ka so degga dakaddaha.

Nidaamkaasi cusub oo ah adeegsiga aaladda internet-ka aya lagu so uruuriyey goob kaliya dhammaan waxyaabaha looga baahan yahay macaamiisha iney so dhammeystiraan si ay u la baxaan badeecaddaha uga so deggay dikaddaha Djibouti iyado nidaamkan loogu magac darrey DPCS oo ah Djibouti Ports Community Systems.

waxaa siwayn usoo dhaweeyay xafiiska ganacsiga Ehtiopia iyo qar kamida shirkadaha waaweyn ee wakiilka ka ah marakiibta xambarta koonteenarada sida msc,

waxana muuqata in tartankii dekada geeska affrika  kor usii kacay iyadoo la casriyaynayao adeegayada  ay bixiyan furdadahu si dhaqsao ahana loola bixi karo badeecadaha kasoo dega dekadahadasi