gabadh soomali ah oo markii kowaad boqotay gudoomiyaha barlamanka d d Soomalida Itoobiye

0

Golaha Baarlamaanka Dowad Deegaanka Soomaalida ayaa kallfadhigoodii lixaad maanta u doortay Af-hayeenka golaha Ayaan Cabdi., sida lagu shaaciyay bogga Xafiiska Warfaafinta Deegaanka Soomaalida.

Waxaa markii ugu horreysay si rasmi ah loo dhaariyay Gololaha Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida .

Madasha ay ka socotay munaasabadda ayaa sidoo kale lagu dhaariyay Xildhibaanada Dowlad Deegaanka iyadoo uu dhaariyay Gudoomiyaha Maxkamada Guud Cabdulaahi Siciid Cumar.

Af-hayeenka cusub, Ayaan Cabdi ayaa si rasmi ah maanta ula wareegtay xilka Afhayeenka Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida.