Deg deg, dawlada jabuuti oo xayirtey fahad yasiin ,

0

Agasimihii Awoooda badnaa  ee Srdoonka Dawlada Farmaajo ee Xiligeedi dhamadey NISA fahad Yasiin aya dawlada Jabuuti ku xayirtay garoonka diyaradha ee jabuuti loona diiday in uu xamar uduulo isagoo taransit ku jirey,

Talabadan ayaana umuuqaya tii ugu horeysay oo calamku ka qaado  magafaha weyn ee fahad yasiin, waxana muuqata in xukuumada jabuuti fulinayso baaqa calamiga ah ee xayirada fhad yasiin in la xayiro dhaq dhaqaaqiisa,