Dp World Waxay raashin u qaybisay Bisha ramadaan 3500 oo Qoys oo Danyar ah

0

Berbera, [Biyoguure News]Maareeyaha guud ee shirkada Dp World berbera  Aya rashin deeq ah gadhsiiyay deegaanka waabaha oo kuyaala galbeedka gobolka saaxil,

bishan barakaysan ee ramadan  shirkada dp world berbera masuuliyiinteedu waxay raashin daruui ah u qaybiyeen 3500 oo qoys halka ay Afur siiyaan 600 oo qof oo reer berbera ah kuwaas oo ku kala Afura  16 masjid

shirkada Dp World ayaa iyadoo fulinayasa balan qaadyadii ay sameysa xiligii ay somaliland la gashay  heshiiska waxay kaabtaa  waxyaabaha arimaha bulshada muhiimka u ah, sida biyaha cafimaadka Iwm