Wasaarada beeraha iyo xoolaha dalka sucuudiga oo fasaxday xoolihii uga tagi jiray wadmada geeska Afrika

0

Xoolihii Noolaa ee Sucuudiga uga tagi jiray wadmada geeska Afrika oo fasaxaad hellay, dalka sucuudiga ayaana sidaynu ognahay xoolihii uga tagi jiray Dekadaha jabuuti, Berbera iyo portsudan xayiraad kusoo rogay 15/10/ 2020

waxaa la xaqiijiyay in bilaha ugu horeeya sanadka 2021 aay sitoosa utagi doonaan xoolihii dalka sucuudiga loo iibgayn jiray ,xoolahan ayaana xoogoodu ka dhoofi doona dekadaha Jabuuti ,Berbera, Prt sudan

Dalka sucuudiga wasraada beeraha iyo xoolaha ayaana la sheegay inay ruqsadhaa dhoofka xoolaha ogalaaatay,

warkan oo faah fahsan dhawaan fillo