DEG DEG WAR CUSUB Amaro Adag o Xukuumada Somaliland dul dhigtay Labada Tv e Star iyo Universal,

0

Xukuumada jamhuuriyada somaliland aya Amaro Adag dul dhigtay labada Tv e Star iyo Universal ,

Sidoo kalena Xarumaha Tv yada leh local station Risiifaro gudaha wax ka bahiya waxay xukuumadu ku amartay inay kasaaraan bahintooda gudaha,

Hon cable tv+ bulsho tv iyo Asatn tv,

hoos ka akhri warqada