Xildhibaan Golaha Degaanka Berbera ah o lo jaray waaran iyo sababta

0

Deg Deg, Badhasabka Gobolka Saaxil Eng Axmed Cismaan xasan o maanta  Isagoo Xafiiskiisa Ku Sugan  Lagu Qaaday  Weearar Af iyo gacanba gaadhay,

Sida aanu Ilo Xog Ogala ka Helnay  Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Degaanka Berbera  o Magaciisu yahay Cali cabdi Dheere  ayaa Hujuubay badhasaabka kadib markii Sida La  sheegay  Arin u watay Xildhibaanku u ka Diiday badhasaabku

Wararka kale ayaa sheegaya in xildhibaankan loo jaray waaran laakiin aan wali booliisku aanu soo qaban

Warkan o u noo Xaqiijiyay  xildhibaan ka Tirsan Golaha Degaanka o Codsaday in aan Magaciisa la Sheegin wuxuu inta kusii  daray  in  dagaalkaasi raali galin Laga Siiayay badhasaabka Laakiin  U ku adkaystay in Sharciga iyo Xeerarka  wadanka u yaala  ay ku kala bixi doonaan  xildhibanakan  ,

Wixi wara e ksoo kordha la soco iyo sababta keentay muranka dhex maray xildhibaanka iyo badhasaabka e gacan ka hadalka gaadhay