agaal U Dhaxeeya Ciidamada Jabuuti Ee Amisom Iyo Kuwa Somaliya Ee Ku Sugan Gobolka Jalalaqsi!

0

Dagaal culus ayaa ciidamada jabuuti ee qaybta kuwa nabad ilaalinteeda Amisom iyo kuwa somaliya ku dhexmaray gobolka jalalaqsi kaasi oo khasaare kala duwan ay ka dhasheen,