Deg Deg war Markabkii Xoolaha u Qaaday Jidah oo Iminka La Dejiyay iyo Labo markab oo caawa Bixi Doona

0

Deg Deg War,

Markabkii Xoolaha Siday ee ku Xayirnaa magalada Jidah oo Xoolihii Laga Rogay

dalka Suciidiga hay,adiisa Xanaanada Xoolaha iyo Beerberaha ayaana fasaxday markabkaasi oo mudo 10 casho ah  xoolo dhan 20,000 oo neef ku xqyirnaayeen kadib markii dawada xamar culays siyasadeed saartay,

Markabkan ayan sida xogta la hellay sheegaysa ku degay waraaqaihii caafimadka e wasaarad xanaanada xoolaha jamhuuriyada somaliland

hadaba sida uu mardhawayd noo xaqijaiayy mid kamida ganacsatada xoolaha dhoofisa waxa caawa ka dhoofi doona dekada berbera  labo markab oo kala ah MV  LAYLA J  oo qaadi doona 60,000 kun oo neef iyo MV Mabruuk oo Qaadi doona 13000 kun oo neef,