Maareeyihii xilka laga qaaday ee telefishanka qaranka somaliland Muuse Faarax Jaambiir ayaa ka hadlay xil uu wasiirka warfaafintu u magacaabay oo uu ka cudurdaartay inuu qabto iyo sida uu u arko xil ka qaadista lagu sameeyey.

0