Daawo Muuqalka”Axmed Muumin Seed Shalay Iyo Maanta , Arinta Saami Qeybsiga Gobalka Awdal Midkuu Saxan Yahay ?

0

Siyaasi Axmed Muumin Seed ayaa markii uu ahaa gudoomiye ku xigeenka xibsiga Waddani ayaa waxaa uu arinta Saami qeybiga kuraasta golaha wakiilada ee gobalka Awdal ku eedeyey inay diidan tahay xukuumada Kulmiye isla markaana xisbiga Waddani iyo Gudoomiye Ciro diyaar u yahay .

Maanta Axmed Muumin Seed markii uu noqdey Wasiir ka tirsan xukuumada Kulmiye waxaa uu arinta saami qeybsiga ku eedeynaaya Gudoomiye Ciro iyo Xisbiga Waddani ee uu shalay lahaa diyaar buu u yahay , waxaana ay Bulshadu isweydiineysaa labada jeer ee uu kala sheegay hadaladan kala fog ee isku lidiga ah ka uu saxan yahay