Siyaasi Kayse Cali Geedi oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu si kulul uga jawaabey hadalo dhawaan ka soo yeedhay Wasiir Maxamed Kaahin kaas oo ahaa in Xukuumadu ay tabeyso doorkii mucaarid nimo Siyaasi Kayse ayaa hadalo hanjabaad u muuqata waxaa u waxaa uu hawda u mariyey Wasiir Maxamed Kaahin

0