Degdeg:Weriye ka hawlgala Warbaahinta Star oo goordhaweyd Qarax gaadhigiisa loogu rakibay+Khasaaraha Nafeed & Maal ee gaadhay

0

Mid ka mid ah suxufiyiinta magaalada Muqdisho ayaa dhaawac culus uu kasoo gaaray qarax loogu xiray baabuurkiisa oo ka dhacay degmada Waaberi maanta.

Ismaaciil Sheekh Khaliifa oo ka tirsan idaacadda Hiddo ayaa la sheegayaa in xilligan lagu dabiibayo cisbitalaka Digfeer.