Gudoomiyaha Xisbiga Wadani o Xilal cusub Magacabay iyo

0

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu magacaabey gudoomiyaha cusub ee xisbiga Waddani u qaabilsanaan doona gobalka Awdal kadib markii uu dhawaan is casilay gudoomiyihii hore