Daawo Muuqalkaā€¯Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Wadooyinka Oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saartay Sababta Gaadiidka VITZ Looga Mabnuucay Safarada Gobolada Iyo Sharciga Loo Cuskaday Oo Wasiirku Faahfaahin Ka Bixiyay

0

Wasiirka Gaadiidka Iyo Hormarinta Jidadka Somaliland Abdullahi Abokor Osman ayaa warsaxafadeed kaso baxay xafiiskiisa ku sheegay inaany dhagaysan dad weynaha sharafta leh ee Somaliland dhawaaqyada baryahanba kaso baxaya dad uu sheegay inay kaso horjeedaan horumarka Somaliland kuwaas oo wasiirku warsaxaafadeedkiisa ku sheegay inay lidi ku yihiin shuruucda wada marista wadooyinka oo aheyd degreeto wasiirku ku joojiyey in gaadiidka Vitz aanay rakaab u kala qaadi Karin gobalada dalka balse ay ka shaqysan karaan inta sharciga wado maristu rusqad u siisay oo ah inta uu xukumo maayirka ay degmadisa ka shaqaynayaan ayaa war saxaafadeedka Lagu Yidhi.