Itoobiya Oo Xabsiga Dhigtay Korneyl Gabre Iyo Madaxtooyada Somaliya Oo Ka Hadashey

0

Itoobiya ayaa waxaa ay xabsiga dhigtay Koneyl Gabre oo ahaa nin saameyn ku lahaa siyaasada Somaliya ku dhawaad tobankii sanno ee ugu danbeeyey ka dib eedeymo dul hoganaya oo ah in uu geystay gobaad falo binu aadan nimada ah ka geystay Somaliya iyo dawlad deeganka Soomalida

Korneyl Gabre waxuu ahaa sarkaalkii u talinaayey ciidamadii Itoobiya ee Somaliya soo galay sanadkii 2007 –dii

Agaasimaha warfaafinta ee Madaxtooyada Somaliya oo arintan kaga hadlay bartiisa Twitter -ka ayaa lagu soo dhaweeyey xadhiga Korneyl Gabre