Daawo Madaxwaynaha Somali state oo gogol nabadeed u qabtay beelihii somaliland ee ku dagaalamay degaanka dhumay ee gobolka sool

0

Madaxweynaha deeganka Somalida Itoobiya ayaa waxaa uu kulan la qaatey madax dhaqameedkii beelihii ku dagaalamay deeganka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood oo uu gogol nabadeed u dhigay magaalada Jig jiga

Madaxweyne Cagjar ayaa waxaa uu guul daro siyaasadeed ku tilmaamay in dagaalka Dhumay uu soo noq noqdo isla markaana uu soo jiitamo muddo intaas leeg