Boqor Buur Madoow Muxuu ka Yidhi Buuga uu Qoray Xirsi

0

Boqor Cismaan Buurmadoow ayaa bartiisa fiacebook wuxuu kaga hadlay buuga uu qoray xirsi cali xaaji xasan waxaanu ku tilmaamay midaan marin  dariiqii haboonaa waayo ayuu yidhi abaalka waxaa ku laha labadii nin ee midi miyiga ka keenay  illayn geeljiruu ahaaye midna  midna siyaasada baray,

Horta anigu buuga xirsi maan akhriyin
Mana jecli inaan kafaaloodo maadaama aanan akhriyin
Hadiise aan daawaday xafladii buuga waxaan
Saluugay khudbadii xirsi
Dhaka mahadnaqa waxaan filaayey inuu ku xusi lahaa cidii tacabkiisa lahayd
Oo ahaa labada oday ee maxamed siciid ducaale
Oo sabab u ahaa in siilaanyo baryo
Taas baa mudnayd buugana sharaf u ahayd halkuu kaga dheeraa day a maanta xuseen dayr iyo xasan madar alleylehe
Inaadeer golihii bandhiga wayseegtay
Guusha qudha uu leeyahay inuu xuse waa maxamed siciid iyo axmed siilaanyo
Waana labadii buuga lamacna ahaa ee midna miyi ka keenay midna madaxtooyada keenay
Aad bay useegtay