Taariikh Nolaleedka Ninka da,da yar ee Madaxwaynaha Looga Doortay Kililka Sooomaalida Itoobiya

0

Tacliintiisa hoose iyo tan sare wuxuu ku qaatay machadka Eget oo ah machad ku yaalla magaalada Addis Ababa oo ay dhigtaan ardayda ka soo jeedda qoysaska danyarta ah.

Dugsiga sare wuxuu ka baxay 2009.

Jaamacadda Diri-dhabe ayuu ka baxay 2012, isagoo bartay dhaqaalaha iyo istaatistikada.

Dabayaaqadii 2012 ayuu shaqadiisii ugu horraysay ka billaabay magaalada Godey, halkaas oo

sla shaqadaas ayuu 2014 ka qabatay magaalada Jigjiga.

Isla sannadkii 2014 wuxuu u dallacay inuu noqdo duqa magaalada Qabri Dahar.

Sannadkii 2015, wuxuu noqday agaasime ku xigeenka arrimaha maaliyadda ee gobolka Soomaalida ee Itoobiya.

2016 waxaa loo dallacsiiyey madaxa maaliyadda ee DDSI, taasoo ah darajo u dhiganta wasiirka maaliyadda, ilaa iyo seddex bilood ka hor, markaasoo loo beddelay hay’adda biyaha.

2017 ayuu shahaadada darajada labaad ee maaraynta masiibooyinka ka qaatay jaamacadda Bahir Dar.

uu ka noqday sarkaalka canshuuraha.