Cimilada canada oo Deg Deg Kulayl u Noqotay iyo Barafkii Oo lawaayay, maxaa sababay,

0
Montreal - January 6, 1998 - A man walks across Hingston Ave, amid fallen branches and ice, in Montreal's Notre Dame Degrace district. A severe ice storm, which started yesterday, battered the Montreal area overnight and continues today. See Gazette story. Photo by Richard Arless.
Montreal – January 6, 1998 – A man walks across Hingston Ave, amid fallen branches and ice, in Montreal’s Notre Dame Degrace district. A severe ice storm, which started yesterday, battered the Montreal area overnight and continues today. See Gazette story. Photo by Richard Arless.

Dad gaaraya sodon iyo saddex qof ayaa ku dhintay gobolka Quebec ee dalka Canada kadib markii uu halkaas ku dhuftay kuleel daran.

Darajada kuleelka ayaa gaaraya 35C, wuxuuna watay huur iyo hawada oo xrian.

Dadka dhintay intooda badan ayay da’doodu u dhaxaysaa 50 illaa 80 jir.

Dowladda ayaa dadka kula talisay in ay biyo badan cabbaan, islamarkaasna qoraxda ka harsadaan.

18 ka mid ah dadka dhintay ayaa ku dhintay magaalada Montreal, taas oo ah magaalooyinka ugu dadka badan.

Caadi ahaan dadka Canada waxa uu ka mid tahay dhulka qaboobaha ah, balse cimilada adduunka ee sii kululaanaysa ayaa ugu wacan ayaa la leeyahay in kuleelka uu heerkan gaaro.