Prof Axmed ismacil samatar oo Fariin Cilmiyaysan oo Ku Saabsan Xuska 18may Soo Dhigay Bartiisa Facebook

0

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Markii ugu horeysay ka hadlay isbedelka lagu sameeyay Xuska 18-ka May oo ku beegan horaanta bisha Barakasayn ee Ramadaan, isla markaana laga soo hor mariyay oo laga dhigay 15-ka Bisha May

Qoraal kooban oo uu ku baahiyay Degelka Uu Ku Leeyahay Facebookga ayaa waxa uu ku ydihi “Somaliland waa Qaran Madaxbanaanidiisa la soo noqday 18 May 1991 , kadib halgan muddo socday oo naf iyo maal ba loo soo huray.

Maalintaa 18 may na waa maalin ku astaysan oo qaranka qiimo weyn ugu fadhida  qaranimada Somaliland ku suntan , iyada oo sanad walbana la xuso oo


26  sanadood ee ina dhaafay ba lasoo xusaayey .

dhinaca kalena waa maalin  qaran oo dastuuri ah oo ku xusan Dastuurka iyo Xeerarka qarankani leeyahay. Dastuurka Somaliland Qodobkiisa kowaad iyo Xeerka shaqaalaha  rayidka ahba ku xusan .

 

Waxan akhriyay qoraalo kala duwan .. lkn mid walba dhinac ayuu u qaadayaa    Hadaba sababtu waa Ramadaan Oo ku beeganty sidaad darteed ayaa loo badaly ..

 

Lkn waxa la yaaba inay ku doodan in #Somaliland Madaxdeedu qaldan tahy …  Waxaa wax lala yaaba ah DAD KA horimanaya “Raali galinta Alle … ilaahy ha soo hadeeyo ..