Deg Deg, Ciidamada Booliiska Somaliland oo Xidhay Boqor Buur Mador

0

Ciidamadda Amaanka Somaliland ayaa goor dhawayd waxa ay xabsiga dhigeen Boqor Cismaan Buurmadow oo ka tirsan madax dhaqameedka waawayn ee somaliland,kaas oo lagu edeeyay in Caleemo Saar uu kaga qayb galay deegaanada bariga kaga hadlay erayo lidi ku ah amaanka somaliland.

Afhayeenka Ciidanka somaliland Faysal xiis Cilmi oo goor dhawayd saxaafadda la hadlay ayaa Xaqiijiyay Xadhiga Boqorka waxaana uu sheegay in ciidanku soo qabteen isla markaasina la horgayn doono maxkamadda awooda u leh.

Warka Oo Faah-faahsan Goor Dhaw Filo