Madaxawynaha Butaland Gaas oo Raxiyay Ama Laabta Ku qabiijiyay Hadal kasoo Yeedhay Boqor Buur Madow

0

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Soomaaliya ee Puntland ayaa soo dhaweeyay Baaq nabadeed salka ku haya colaada Tuko raq oo u dhaxaysa Somaliland iyo Puntland.

Baaqan Nabadeed oo uu fagaare ka jeediyay Boqor Buur Madoow ayaa waxa uu Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Gaas uu sheegay in isaga ay ka goโ€™an tahay in nabad wax lagu dhameeyo, hasayeeshee waxa uu ka baqo qabo in uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu ogolaan doono baaqa nabada.

โ€œSaaxiibkay Boqor Buur Madoow waxa aan leeyahay dhambaalkaagii xambaarsanaa nabadda anigu Madaxweyne ahaan waan soo dhaweynayaa, Puntland waligeedba waxa ay ka shaqaynaysay nabada, ย Waase hadii uu kaa qaatoMuuse Biixi (Madaxweyneha Somaliland)โ€ Ayuu yidhi Madaxweynaha Puntland.