Xukuumada Somaliland Oo Cambaaraysay Gantaal Xuutiyiinta Yaman Ku Rideen Dalka Sucuudiga

0

-Xukuumada Somaliland ayaa cambaaraysay gantaal ay xuutiyiinta dalka Yaman ku rideen wadanka Sucuudiga.

warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada arimaha dibada somaliland oo uu ku saxeexan yahay wasiir ku xigeenka wasaaradaasi Liibaan Yuusuf Cismaan ayaa lagu sheegay in dawlada somaliland ay cambaaraynayso gantaalka ay xuutiyiinta Yaman la beegsadeen dalka Sucuudiga, Waxaanu Warsaxaafadeedka Wasaarada Arimaha Dibadu U Dhignaa sidan

No automatic alt text available.