Deg Deg, Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Isku Bedel Ku sameeyay Shaqaalaha wasaardaa

0

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa isku shaandhayn ku sameeyay Shaqaalaha Wasaaradiisa.

Isku shaandhayntan ayaa saamayn ku yeelatay Masuuliyiin aan xilalkooda la taaban jirin kuwaas oo muddo dheer soo hayay boosaska ay fadhiyeen, halka uu kuwo kalena soo dalacsiiyay.