Hay,ada Madaxa Banaan Ee Action For Anti Corruptio,  A A C Ladagaalanka Musuq Maasuqa Ee Xarunteedu Tahay Magaalada Berbera Waxay Soo Sartay Qoraal ka Kooban Afar Page

0

Ha,ada Madaxa Banaan Ee Action For Anti Corruptio,  A A C Ladagaalanka Musuq Maasuqa Ee Xarunteedu Tahay Magaalada Berbera Waxay Maanta OO Taariikhdu Tahay 09/12/017  Kuna Astaysan Maalinta Musuq Masuqa Ee Dunida OO Dhan laga Xuso Aay Soo Saartay  Bayaan Aay kaga Hadlayso La dagaalanka Musuq  Maasuqa  iyo Sida Uu U Aafeeyay Somaliland,

Ha,adan  la  Dagaalanka Musuq Maasuqa Ayaana Si Qoto Dheer Uga Hadashay  Sidii Loola Dagaalami Lahaa  Musuqmaasuqa Oo Noqday Ayaay Tidhi Aafo Qaranka Somaliland haysta,

Qoraalkan Dheer Ayaa hay,adan la dagaalanka Musuq Maasuqa  Ee AAC Waxaay Ku Sheegeen In Somaliland Uu Aafeeyay  Horumarkeedii Dhaqan Dhaqaale iyo Kii Bulsheedba   Waxaanu Noqday Mid dawlada iyo Shiciba La Xalaashaday Musuq Masuqu,

Qoraalkan Ayaa Somaliland Ku Tilmaamay Mid nabad galyo Ka Jirto iyo Kala danbayn Maamul Oo gaamuray  Laakiin  hadana Dhinaca Lunsiga hantida qaranka  Uu Keenay In Somaliland Safka Hore ka gasho  wadmada Uu Aafeeyay Musuq MaaSuqa iyo wax Is waydaarintu,

Hay,adan Ayana Qoraal ka Kooban Afar page kasoo Saartay Xiligan iyo Halka Uu Marayo Musuq Maasuqa ka Jira Somaliland, Dhanka kalena waxaay Soo saartay talooyin Lagaga Bixi karo Musq Maasuqa,