Duqa Degmada Berbera iyo Gudoomiyaha gobolka saaxil ayaa saaka Tijaabiyay ama daahfuray Drinaige kii ugu Horeeyay e Laga Hirgaliyo Badhtamaha magaalada Berbera

0

Duqa Degmada Berbera iyo Gudoomiyaha gobolka saaxil ayaa saaka Tijaabiyay ama daahfuray Drinaige kii ugu Horeeyay e Laga Hirgaliyo Badhtamaha magaalada Berbera kaas oo wax wayn tari doona Biyihii fadhiisan Jiray Magaalada Gudaheeda Xili roobaadka,