QABYO 1AAD: MUCAARAD IYO MUXAAFUDBA WAXA KU WAAJIB IN LA HELO DOORASHADDA KA HOR XEERKA DOORASHADDA WAKIILADDA OO XAQ AH(ONE MAN ONE VOTE) IYO DIWAAN-GALIN XALAALA.I‏

0
QABYO 1AAD: MUCAARAD IYO MUXAAFUDBA WAXA KU WAAJIB IN LA HELO DOORASHADDA KA HOR XEERKA DOORASHADDA WAKIILADDA OO XAQ AH(ONE MAN ONE VOTE) IYO DIWAAN-GALIN XALAALA.
Waxaan runtii qalinka u qaatey markan arkey in mucaarad iyo muxaafad wax ka hadlaya labadan arimood ee kala ah:
1- XEERKA DOORASHADDA WAKIILADDA OO XAQ AH(ENE MAN ONE VOT)
2-DIWAAN-GALIN XALAALA.
Hadaan labadan arimood wax laga qaban oo si cad leysugu raacin bari waxaad arki rabshad taagan,maaha mucaaradku iney dhayalsadan maaha muxaafudkuna iney dhayal sadaan nin walba oo guuleysta waa xalaaleyntii guusha nin walba oo laga badiyaana waa sabarkii uu ku sabri lahaa guusha laga heley,mudo ayey ka hadlaan mucaaradku 3 bilood ah se kama hadlaan xeerka doorashada wakiiladda iyo diwaan galin xalaala si aaney dowladu ugu shuban.
Wali caalamka kama dhicin mucaarad u kordhiya dowladey ridayaan,waar mucaaradoow ma waxaad tihiin MUCAARAD MISE MUXAAFAD???? ka hadla diwaan galin iyo dardarta ay doorasho xalaali ku dhici lahayd 3 bilaad ayaad ka cabaadeysaan ee 18 bilood oo bilaa shuruudda ayaad u kordhiseen ee dadka ka daaya RUWAAYADAN CAATEYNKA AH IYO FILMKAN MAALAYACNIGA AH idinkaa u kordhiyey 18 bilood oo bilaa shuruudda ee adeer ka hadla diwaan galin xalaala iyo xeerka doorashadda wakiiladda.
Xukuumadana waaan leeyahay udub waxaad ugu badiseen doorashadda dib u dhacdey oo xukuumadii riyaale doorashada waqtigeedii dhicine doorashadda qabta oo waliba waqtiga leysku raacay ee xusbiyadda ku qabta.
Hadaba hadaan labadan qodob dib ugu soo noqdo.
1-XEERKA DOORASHADDA WAKIILADDA OO XAQ AH MAAHA IN NINA KU SOO BAXO 500 COD MIDNA UU KU WAAYO 6000 COD.WAA IN ISKU COD LAGU SOO BAXA GOBAL WALBA.
Wakiilku sidiisaba waxa uu wakiil u yahay dad meel dagan oo raba in uu dowladda uga wakiil noqdo dadka si uu u baahidda haysata uu wax uga qabto hadaba waxa weyaan in cid walba hesho wakiil hadey tirada gaadho waayo dee degmo ay ku nool yihiin 45,000 kun oo qof iyo mid ay ku nool yihoon 15,000kun oo qof isku baahi maaha ee baahidda dagmada 45000 kun 3 jeer ayey ka badan tahay baahida kolka waa iney yeelata xildhibaano ka badan.
Gud-Ciro waxa lagu eedayey in dib u dhaca dfoorashadda wax kaga jiro waayo muu ansaxin xeerka doorashadda.
Bal u fiirso sida ay u dhacdey doorashadii 15 October 2005 ee wakiiladda Somalind
GOBALKA        TIRADDA KURAASTA
M/JEEX             24,0000 20
AWDAL              133,144 13
T/DHEER            121,751 15
SALAX                52,347 10
SANAAG             12,000
SOOL                  17,50O
TOTAL;               576,741
12
12 IYO ISXANBAAR
82

Waxaad hoosta ka heli sidii cid walba u soo baxdey,hadaba waxaa dulman gobolo waliba Hargeisa ayaa dulman oo aan wax laqaadan karo ahayn hargeisa waxay xaq u leedahay iney hesho 40 kursi waayo dee iyada ayaa Somalind iyo Hargeisa waa is leg yihiin.

 
Waa inoo maqaalka danbe ee ka eeg hoosta doorashadii 15 October iyo sida ay u dhacdey.
SOMALILAND ILAAHAY HOW GARGAARO DOORASHADDA SOO SOCOTA.
AMIIN……AMIIN……AMIIN…….
MAHADSANID
ABDI ALI JAMA

Komishanka Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Doorashooyinka Wakiilada

Komishanka Doorashooyinka Ayaa Saaka Si Ku-meel-gaadh ah Ugu Dhawaaqay Natiijadii Tartanka Golaha Wakiilada Somaliland ee Dalka Ka Dhacday 29-kii September, 2005

Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 15 October, 2005

Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa saaka 7:30 subaxnimo ee wakhtiga Hargeysa ku dhawaaqay natiijada Gobolka Hargeysa iyo guud ahaan natiijada hordhaca ah ee doorashada Golaha Wakiillada dalka oo dhan; kadib markii ilaa xalay saqdii dhex la sugayey, dhawr jeerna ay dib u dhacday.

Natiijada Gobolka Hargeysa oo iyadu ah tii ugu dambeysey dalka oo dhan, waxa lagaga dhawaaqay saaka xafiiska Guddoomiyaha Komishanka, iyada oo ay goob joog ka ahaayeen xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo Wakiillada Saddexda xisbi.

Sida Loo Kala Helay 82-ka Kursi Ee Baarlamaanka

Komishanka Doorashooyinka Qaranku wuxu ku dhawaaqay Tirada Guud ee Saddexda xisbi ay ka kala heleen 82ka kursi ee Golaha Wakiillada ee loo tartamayey; taas oo Komishanku u gudbindoonno Maxkamadda Sare ee Qaranka si uu u soo saaro natiijada kama dambaysta ah ee Doorashada Golaha Wakiillada. Waana sidan sida loo kala helay:

GOBALKA        TIRADDA KURAASTA Saamiga
UCID 21 26%
KULMIYE 28 34%
UDUB 33 40%
Mucaaridka Kuraasta Saamiga Mucaaridka
KULMIYE + UCID 49 60%

Natiijada Gobolka Hargeysa

Waxayna Saddexda xisbi ugu kala guuleysteen kuraasta loo tartamayey Gobolka Hargeysa oo ah 20 Kursi, sidan: Xisbiga KULMIYE oo ku guuleystey 8 kursi, halka labada xisbi ee UCID iyo UDUB-na ay heleen midkiiba 6 kursi.

Tirada Guud ee ka codaysay Hargeysa waxay tahay 256,341; waxa xumaaday 2750, waxana ansaxay 253,591 cod, taas oo uu xisbiga KULMIYE ka helay 95,854 cod, xisbiga UDUBna 81,847 cod, halka xisbiga UCID-na uu helay 75,890.

20Ka Musharrax ee ku guuleystey kuraasta Baarlamaanka ee Gobolka Hargeysa waxay kala yihiih:

XISBIGA UCID:

Kaalinta Xildhibaanka Codadka
1 Khadar Aadan Xuseen 9251
2 Ibraahim Mahdi Buubaa 7680
3 Cabdiraxmaan Cismaan Cali Shirwac 6937
4 Bashiir Sh. Xuseen Tukaale 6818
5 Xaashi Xuseen Caabi Xaashi 6306
6 Maxamed Baaruud Shire Qamac 6015

XISBIGA KULMIYE:

Kaalinta Xildhibaanka Codadka
1 Axmed Ibraahim Daahir (Axmed Weyne) 8584
2 Dr. Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) 7412
3 Cabdulcasiis Maxamed Samaale 6330
4 Dr. Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe 6171
5 Ibraahim Axmed Haybe Sh. Muuse 6023
6 Maxamed X. Maxamuud Cumar Xaashi 5108
7 Maxamuud Axmed Obsiiye Gaboobe 5095
8 Dr. Cali Yuusuf Axmed Jaamac 4951

XISBIGA UDUB:

Kaalinta Xildhibaanka Codadka
1 Xasan Cawaale Caynaan 7854
2 Cabdikariim Aw Cali Shabeel 6237
3 Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gebiley) 5680
4 Cabdulqaadir X. Ismaaciil Jirde 5139
5 Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac 5058
6 Aadan Muxumad Hoorri (Mataan) 44

Natiijada Gobolka Hargeysa oo ahayd tii ugu dambaysay ee Komishanku ku dhawaaqo waxay soo gebagebaynaysaa Doorashada Golaha Wakiillada ee dalka ka dhacday 29-kii bisha September.

Cabdirisaaq M. Dubad, Hargeysa.#”

Natiijada Doorashada Golaha Wakiilada ee Gobolka Hargeysa oo Saaka lagu Dhawaaqay

15 Oct, 2005 –

try

Hargeisa – Natiijada doorashadii 29kii Sebtember dalka ka dhacaday oo qaybtii ugu dambaysay maanta Commisionka doorashooyinka qaranku soo saaray, qaybtan oo ah gobolka Hargeysa oo in badan la sugayey ku dhawaaqisteeda, ka dib markii dib u dhacyo badan ku yimid ayaa waxay xibyadu u kala heleen kulXisbiga Kulmiye 8 Kursi, ucidXibiga Ucid 6 Kursi iyo uuXisbiga Udub oo 6 kursi helay.


Kuraasta loo tartamayey oo dhameed 20 Kursi, xisbiyada waxay ku kala heleen tiradan:
Tirada Guud ee ka codaysay Hargeysa waxay tahay 256,341; waxa xumaaday 2750, waxana ansaxay 253,591 cod, taas oo uu xisbiga KULMIYE ka helay 95,854 cod, xisbiga UDUBna 81,847 cod, halka xisbiga UCID-na uu helay 75,890.

20Ka Musharrax ee ku guuleystey kuraasta Baarlamaanka ee Gobolka Hargeysa waxay kala yihiih:

ucidXISBIGA UCID:

1. Khadar Aadan Xuseen …………… 9251 ccod
2. Ibraahim Mahdi Buubaa 7680 cod
3. Cabdiraxmaan Cismaan Cali Shirwac 6937
4. Bashiir Sh. Xuseen Tukaale 6818
5. Xaashi Xuseen Caabi Xaashi 6306
6. Maxamed Baaruud Shire Qamac 6015

kulXISBIGA KULMIYE

1. Axmed Ibraahim Daahir (Axmed Weyne) 8584
2. Dr. Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) 7412
3. Cabdulcasiis Maxamed Samaale 6330
4. Dr. Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe 6171
5. Ibraahim Axmed Haybe Sh. Muuse 6023
6. Maxamed X. Maxamuud Cumar Xaashi 5108
7. Maxamuud Axmed Obsiiye Gaboobe 5095
8. Dr. Cali Yuusuf Axmed Jaamac 4951

uuXISBIGA UDUB

1. Xasan Cawaale Caynaan 7854
2. Cabdikariim Aw Cali Shabeel 6237
3. Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gebiley) 5680
4. Cabdulqaadir X. Ismaaciil Jirde 5139
5. Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac 5058
6. Aadan Muxumad Hoorri (Mataan) 4412

Komishanka Doorashooyinka Qaranku waxa kale oo uu ku dhawaaqay Tirada Guud ahaan Saddexda xisbi ay ka kala heleen 82ka kursi ee Golaha Wakiillada ee loo tartamayey; taas oo ah:

ucidXISBIGA UCID 21 kursi
kulXISBIGA KULMIYE 28 kursi
uuXISBIGA UDUB 33 kursi

Waxana uu Komishanku u gudbinayaa Maxkamadda Sare ee Qaranka si uu u soo saaro natiijada kama dambaysta ah ee Doorashada Golaha Wakiillada.

Burco – koomishanka doorashooyinka qaranka ee gobolka togdheer ayaa ku dhawaaqay natiijadii hordhaca ahayd ee doorashada golaha wakilada ee gobolka togdheer, natiijada doorashadaa oo in mudaaba la sugaayay waxa xalay ku dhawaaqay u qaybsanaha koomishanka qaranka gobolka togdheer Mudane Maxamuud Garaad Maxamed, waxayna xibiyada u kala cod bateen sidan:

hhKulmiye = 47.639
uuUdub = 39529 cod
uccUcid = 34583

waxa kaloo uu sheegay Mr.Garaad in doorashadii ay ku dhacday si nabadgelya aha waxa kale uu Mr.Garaad u Mahadnaqay dadweynaha reer Togdheer,Ciidanka Pooliska,Saxaafada sida wanaagsan ee ay hawshoda u guteen ayuu yidhi Mr.Garaad,hadaba Magacyada Musharaxinta xisbiyada udub iyo ucid iyo kulmiye waxay ukala helen sidatan:-

uuXisbiga Udub

1. FARXAAN MAXAMED CALI
2. CABDICASIIS ISMACIIL DUCAALE
3. CALI X MAXMUUD NUUR
4. AXMED MAXAMED NUUR
5. HUSEIN ISMACIL YUUSUF

hhXISBIGA KULMIYE

1.CALI XASAN MAXAMED CALI MAREEXAAN
2. PROF MAXAMED CUMAR ADAN JIIR
3.CUMAR MAXAMED SANWEYNE
4. MAXAMED XAAJI YOUSUF WAABEEYE
5. MAXAMED ISMAACIL CALI XIRSI
6: Xamse Maxamed Gaadweyne

uccXISBIGA UCID

1 JAAMAC HASAN AADNAN XAAD
2. MAXAMED JAAMAC CALI
3. HUSIEN MAXAMED CIGE
4.NAASIR X CALI SHIRE

Natijada Hordhaca Ee Gobolka Sanaag Iyo Sida Sadexda Xisbi Qaran U Kala Heleen

06 Oct, 2005 –

uus

Ceerigaabo – Natiijadda hordhaca ee gobolka Sanaag ayaa lagu manta Komishanka gobolka Sanaag ku dhowaaqay. Gobolka Sanaag ayaa waxa loo artamayay toban kursi, laba kursina waxa magacaabayay labada xisbi ee gobolka ugu cod bata. Guud ahaan kuraasta gobolka Sanaag oo ahaa 12 kursi ayaa sadexda xisbi qaran u kala heleen:ud Udub = 5 Kursi ku Kulmiye = 5 Kursi ucid Ucid = 2 Kursi

Murashaxiinta xisbiga kuKULMIYE ku guulaysatay xildhibaanada waxa ay kala yihiin:
1. Cabdiraxman Yusuf Cartan
2. Yusuf Maxamed Cali (Tuke)
3. Ibrahim Jama Ali (Rayte)
4. Maxamed Cismaan Bulqas
5. Cali Bare

Murashaxinta xisbiga ucid UCID uga soo baxday gobolka Sanaag waa:
1. Maxamed Cali Jibril
2. Salax Bare Cabdi

Xisbiga xukuumiga ee ud UDUB shana murashax ee Sanaag uga soo baxay isna waa:
1. Maxed Salax Cige
2. Caqadir Jamac Xamud
3. Maxed Cumar Jababul
4. Ibrahim Maxed Dhadhere
5. Baar Sacid Farax ama Jibril Cali Salad

Ilaa iyo intii magaaladda Ceerigaabo aanay soo gaadhin tirada codadka degmadda Ceel Afweyn ayaa waxa gobolka Sanaag guud ahaan hogaaminayay xisbiga KULMIYE, taasoo oo saadashu ahayd in xisbiga KULMIYE lix kursi helayo, halka xisbiga UDUB na afar kursi helayo. Hase yeeshee, markii codadka degmadda Ceel Afweyn soo gaadhen magaaladda Ceerigaabo ayaa sawirkii guud is bedelay halkaas oo xisbiga UDUB tiro badan ka helay. Sida sadexda xisbi u kala heleen degmadda Ceel Afweyn oo murashaxiintii ka sharaxnaa midna ku guulaysan xildhibaanimo waa sidatan:
Ceel-Afweyn:
UDUB: 6445 Cod
KULMIYE: 4727 Cod
UCID: 1974 Cod

Dhinaca kale degmadda Garadag oo la filayay in labada murashax ee xisbiga KULMIYE iyo UDUB labaduba soo wada baxaan ayaa waxa soo baxay keliya murashaxii xisbiga KULMIYE uga sharaxnaa degmadaas, Md Yuusuf Maxamed Cali (Tuke) kadib markii murashaxa UDUB oo haystay codad kor u dhaafay 4000 oo cod laga laalay sanduuq codad badan ku jireen. Degmadda Garadag sadexda xisbi qaran waxa ay codadka u kala heleen sidatan:

Gar’adag:-
KULMIYE: 6390 Cod
UDUB: 3695 Cod
UCID: 1889 Cod

Natiijadii codbixinta doorashada ee gobolka saaxil oo lagu dhawaaqay

04 Oct, 2005 –

nn

Berbera(Jam) – Guddoomiyaha Codbixinta Doorashada gobolka Saaxil u qaabilsanaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka Mudane Axmed Aadan Cali Goodir ayaa xalay cawayskii si rasmiya ugu dhawaaqay natiinada codbixintii doorashada golaha wakiilada ee gobolka Saaxil. ucUcid = 4 Kursi, kKulmiye = 2 Kursi, mmUdub = 4 Kursi…


Mudane Axmed Aadan Cali Goodir, ayaa shir jaraa’id oo uu xalay ku qabtay xafiiska guddiga doorashooinka gobolka Saaxil ee magaalada Berbera waxa uu kaga dhaawaqay in tirada guud ee cododka doorashada ee gobolka Saaxil ay dhan tahay 52, 347 cod (Konton iyo laba kun, saddex boqol, afartan iyo todoba cod). Codadkaas oo ay saddexda Xisbi Qarana kala heleen sidan hoos ku qoran.

uc

UCID = 18, 331 cod

k

KULMIYE = 12, 353 cod

mm

UDUB = 21, 793 cod

Saddexda xisbi mid kastaa saamiga uu ka helay boqolkiiba tiradada guud ee codadka gobolku waxay noqonaysaa sidan.

Xisbiga UCID = 34.7% oo u dhiganta Afar kursi oo uu ku guulaystay tobanka kursi ee Baarlamaanka ee gobolka Saaxil.
Xisbiga KULMIYE = 23.5% oo u dhiganta Laba kuris oo uu ku guulaystay tobanka kursi ee Baarlamaanka ee gobolka Saaxil.
Xisbiga UDUB = 41.6% oo u dhiganta Afar kursi oo uu ku guulaystay tobanka kursi ee Baarlamaanka ee gobolka Saaxil.

Tobanka musharax ee kala tirsan saddexda xisbi ee ku guulaystay tobanka kursi ee golaha wakiilada ee gobolka saaxil ee ay doorashadeeda ku tartamayeen sodonka mushaax ee saddexda xisbi uga kala sharaxnaa gobolka Saaxil waxay magacyadoodu kala yihiin sidan.

uc

UCID

1. Cabdiraxmaan Maxmed Cabdilaahi (Ciro)

2. Axmed Maxamed Cali Beegsi

3. Maxamed Faarax Qabile

4. Faarax Maxamed Cabdulle

k

KULMIYE

1. Siciid Cilmi Rooble

2. Maxamed Xuseen Xaaji Ciise

mm

UDUB

1. Aadan X. Diiriye Dirir (Sanqoole)

2. Maxamed Nuur Caraale (Duur)

3. Axmed Xasan Aadan (Waysa cadde)

4. Maxamed Jaamac Xaaji Cilmi (Dable)

Mudane Goodir oo shirkaa jaraa’id ay ku wehelinayeen wakiilada saddexda xisbi Qaran ee gobolka Saaxil waxa uu suxifiyiinta u sheegay inay doorashadu gobolka saaxil ay u dhacday si caddaalad ah oo xor iyo xalaal ah isla markaana aanay jirin wax cabasho ah oo ku saabsan musuqmaasuq iyo wax is daba marin lagu sameeyo doorashada.

Mr. Goodir waxa uu u mahad nabqay dhammaan dhinacyadii kala duwanaa ee ka qaybgalay hawlgalkii doorasha iyo shacbiga gobolka Saaxil ee codkooda ku dhiibtay si nabadgelyada ah, una dhabar adaygay heer kulayka Qoraxda ee magaalada Barbera oo ahaa 42Co maalintii codbixinta doorashadu socotay.

Wakiilada saddexda xisbi ee gobolka Saaxil ee goobjooga ka ahaa ku dhawaaqidii natiijada codbixinta doorashada ee gobolkaas ayaa u sheegay wariyaha Jamhuuriya ee gobolka Saaxil Maxamed Cumar Biid in ay ku qanacsan yihiin natiijada lagu dhawaaqay ee ka soo baxday codbixintii doorashada ee Gobolka Saaxil.

In kasta oo ay jireen cabashooyin yaryar oo qaar ka mida xisbiyadu ay tirsanayeen haddana masuuliyiinta xisbiyada ee heer gobol waxa ay sheegeen inaanay jirin wax dacwad ah oo ay ka qabaan natiijada doorashada ee xalay lagu dhawaaqay. ;;

Gobolka Awdal iyo sida loo kala guulaystay

04 Oct, 2005 –

dd

BOORAMA, 3 Oct. 2005– Natoiijada aan rasmiga aheen ee Musharixiinta ku guulaystay tartanka doorashada golaha baarlamka ee G/Awdal, Hadii ay noqoto Natiijadu sida immika la hayo, oo aanay waxba iska bedelin. yy UDUB = 7 Kursi, uuUCID = 3 Kursi, nn Kulmiye = 3 Kursi.


Maanta waxa la keenay Sanaaduuqdii Lughaya iyo Saylac Waxaana dib u bilaabmaysa hubintii Komishanka Gobolka ee Sanduuqyada Degmooyinkaas taas oo waxna kordhin karta waxna dhimi karta sida la Filayo.

Haddaba waxaa ka codeeyay guud ahaan Awdal tiro dhan 133144 qof,

yyUDUB = 74,330 Cod
uuUCID = 31,428 Cod,
nn Kulmiye = 27,386 cod.

codka lagu soo baxayaa waa 10,241.846 cod.

Tirada ay kala helayaan waa: UDUB 7 Xildhibaan, UCID 3 Xildhiban, Kulmiye 3 Xildhibaan. Magacdu waa sidan soo socota:

yyUDUB
1- Cabdi Maxamuud Jaamac (Gaagaale)
2- Axmed Barkhad Obsiiye (Abtiyo)
3- Maxamed Barkhad Miigane (Xamaal)
4- Mahdi Xaaji Xasan Sugal
5- Aare Cisman Nuur
6- Axmed Maxamed (Afweyne)
7- Cali Sh.Ibrahim Aareye

uuUCID:
1- Muuse Maxamed Ismaaciil (Hoosujeed)
2-Mahdi C/lahi Maxamud
3-Axmed Cabdi Siciid

nnKulmiye
1- Abiib Cabdi Good
2- Mahdi Xuseen Cadar(Gees)
3- Ikraan Xaaji Daauud Nageeye

Sidaaaasi waa saadaash magacyada liisaska ugu horeeya xisbiyada ee la filayo tirada Xisbi walba, waxaase jira muran ka aloosan Sanduuqyada qaar oo mucaaradkau ka cabanayaan. Haddii ay wax iska bedelaan waxa dhicikarta in magacdu isbedelaan. Liiskani ma aha mid la isku wada raacay ee waa tirada aan kor ku soo sheegay ee Awdal ka codaysay hadii la qaato cidda ilaa hadda ugu horeeya.

Kulmie qofka sadexaad wuxu ku helayaa jajab sida ku qoran qaabka helista codadka ee xeerka doorashada somaliland.

Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Hordhaca Ah Ee Gobolka Soo

12 Oct, 2005 –

cv

Hargeysa – Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaran, Mr. Axmed X. Cali Cadami ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada hordhaca ah ee doorashada Golaha Wakiillada ee Gobolka Sool


Guddoomiyaha Komishanku shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa Hargeysa, waxa uu sheegay in Lixdii kursi ee ay saddexda xisbi ku tartamayeen ay u kala heleen; saddex kursi oo uu ku guuleystey xisbiga UDUB, laba (2) kursi oo uu helay xisbiga KULMIYE iyo Hal (1) kursi oo Xisbiga UCID ah.

Waxayna kala yihiin musharaxiinta tartamayaasha ah ee Guuleystey iyo xubnaha aan iyagu tartamayn, balse xisbiyadu ku kala helayaan codadka ay kala helaan (proportional):-

XISBIGA UDUB

1. Aadan Tarabi Oogle 2586 cod
2. Maxamed Dhunkaal Guutaale 2166 cod
3. iyo Xariir Siciid Bullaale 1923
Xubnaha Proportional-ka uu xisbiga UDUB ku helayna waxay kala yihiin:

1. Maxamed Axmed Dhakool
2. Saleebaan Yuusuf Cali Koore
3. iyo Cabdiraxmaan Muuse Jaamac

XISBIGA KULMIYE

1. Ibraahim Axmed Reygal 2190
2. Axmed Ducaale Bullaale 2072
Xubnaha xisbiga KULMIYE ay u soo saareen labada tartamena waxay kala yihiin:

1. Baashe Maxamed Faarax
2. Maxamed Jaamac Cabdi

XISBIGA UCID

1. Cabdulqaadir Askar Xasan 1070
2. Iyo Siciid Maxamed Cilmi oo isagu ah xubnaha aan tartamayn (proportional).

Gobolka Sool oo doorashadu ka dhacday labada degmo ee Caynabo iyo Yagoori, waxa sanaadiiqdiisii cod bixinta loo soo qaaday xarunta dhexe ee Komishanka, kadib markii khilaaf xoog lihi ka dhashay tirinta laba sanduuq oo lagu muransanaa. Hase yeeshee, dhammaan sanaaduuqdii lagu muransanaa waxa tirtiray guddiga dhexe ee Komishanka.

Gobolka Sool waa gobolkii shanaad ee natiijada hordhaca ah ee doorashada lagu dhawaaqo, ilaa iyo haddana waxa hadhay Gobolka Hargeysa oo isagana khilaaf xoog lihi ka soo cusboonaaday ilaa xalay tirinta codadka.

Natiijadii Doorashada Gobolka Togdheer oo lagu dhawaaqay

09 Oct, 2005 –

gf

Burco – koomishanka doorashooyinka qaranka ee gobolka togdheer ayaa ku dhawaaqay natiijadii hordhaca ahayd ee doorashada golaha wakilada ee gobolka togdheer, natiijada doorashadaa oo in mudaaba la sugaayay waxa xalay ku dhawaaqay u qaybsanaha koomishanka qaranka gobolka togdheer Mudane Maxamuud Garaad Maxamed, waxayna xibiyada u kala cod bateen sidan:


hhKulmiye = 47.639
uuUdub = 39529 cod
uccUcid = 34583

waxa kaloo uu sheegay Mr.Garaad in doorashadii ay ku dhacday si nabadgelya aha waxa kale uu Mr.Garaad u Mahadnaqay dadweynaha reer Togdheer,Ciidanka Pooliska,Saxaafada sida wanaagsan ee ay hawshoda u guteen ayuu yidhi Mr.Garaad,hadaba Magacyada Musharaxinta xisbiyada udub iyo ucid iyo kulmiye waxay ukala helen sidatan:-

uuXisbiga Udub